G
Goobjoog
·

Muqdisho oo lagu soo xiray Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya 2026

Muqdisho, 23 Sebteembar 2026 — Magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu soo xiray Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya (CHF 2026), kaas oo diiradda lagu saaray diyaar-garowga saameynta laga filayo Super El Niño…