G
Goobjoog
· 58 daqiiqo ka horAmni

Ciidamada AUSSOM oo Muqdisho ku diyaarinaya qorshe cusub oo ka dhan ah Al-Shabaab

Muqdisho – Kulan ay Muqdisho ku yeesheen khubaro milatari oo ka kala socda dalalka ciidamada ku biiriyay Howlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM) ayaa looga hadlay diyaarinta…