PP
Puntland oo qaadacday gogosha uu dhigay madaxweyne Xasan Sheekh
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qaadacay gogosha wada hadalka arrimaha doorashooyinka ee dhawaan dhigay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweyne
Ka akhri Puntland Post ↗