G
Goobjoog1 saac ka hor
Guddiga Xuquuqul Insaanka iyo UNDP oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), Dr. Maryan Qasim, ayaa maanta Muqdisho kulan kula qaadatay Wakiilka cusub ee UNDP Soomaaliya, Christophoros Politis, kaas oo…
Ka akhri Goobjoog ↗