KT
Kaab TV
·

Uganda iyo Midowga Yurub oo ka wada hadlay mustaqbalka AUSSOM iyo maalgelinta howlgalka

Dowladda Uganda iyo Midowga Yurub ayaa ka wada hadlay mustaqbalka howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ee AUSSOM, iyadoo xoogga la saaray sidii howlgalka loo heli lahaa maalgelin joogto ah oo la…