Guddoomiyihii maxkamada sare ee dalka oo ka horyimid xil ka qaadistiisa

Guddoomiyihii maxkamada sare ee dalka oo ka horyimid xil ka qaadistiisa

MUQDISHO – Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee Maxkamadda Sare ee dalka, Baashe Yuusuf Axmed, ayaa si adag uga hadlay tallaabada xilka looga qaaday iyo hanaankii ay Villa Soomaaliya u martay, isagoo…