RG
Radio Galgaduud
· 1 saac ka hor

Madaxweyne Siciid Deni oo Boosaaso kula kulmay Saraakiil Sare oo ka tirsan AFRICOM

Madaxweyne Siciid Deni oo Boosaaso kula kulmay Saraakiil Sare oo ka tirsan AFRICOM

Madaxweynaha Maamulka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta magaalada Boosaaso ku qaabilay saraakiil sare oo ka socday Taliska Ciidamada Maraykanka ee Afrika (AFRICOM), kuwaas oo uu…