Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 2 saac ka hor
Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay mas’uuliyiintii ku wehelinayay safarkii Mudug
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo weli ku sugan deegaanka Garacad ayaa kulan is-xogwareysi iyo talo ururin ah la qaatay
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayPP
Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay mas’uuliyiintii ku wehelinayay safarkii Mudug
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo weli ku sugan deegaanka Garacad ayaa kulan is-xogwareysi iyo talo ururin ah la qaatay
Ka akhri Puntland Post ↗HM
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Mas’uuliyiinta ku wehelisa safarka gobolka Mudug.
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan is-xogwareysi iyo talo-ururin ah la qaatay masuuliyiintii iyo…
Ka akhri Horseed Media ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.