Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay 1 saac ka hor
IMO oo ka digtay soo laabashada burcad-badeedda Soomaaliya
Hay’adda Caalamiga ah ee Badaha (IMO) ayaa ku baaqday in si degdeg ah wax looga qabto soo laabashada burcad-badeedda Soomaaliya, xilli la sheegay in lix markab oo ganacsi iyo in ka badan 90…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
IMO oo ka digtay soo laabashada burcad-badeedda Soomaaliya
Hay’adda Caalamiga ah ee Badaha (IMO) ayaa ku baaqday in si degdeg ah wax looga qabto soo laabashada burcad-badeedda Soomaaliya, xilli la sheegay in lix markab oo ganacsi iyo in ka badan 90…
NAIROBI, Kenya — Dalalka ku teedsan Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed ayaa doonaya inay xoojiyaan iskaashiga dhinaca amniga badda, iyadoo ay sii kordhayaan khataraha ay ka mid yihiin burcad-badeednimada,…