SM
Shabelle Media Network
· 2 saac ka hor

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta Soomaaliya oo tababar ugu ambabaxaya Masar

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta Soomaaliya oo tababar ugu ambabaxaya Masar

MUQDISHO, Soomaaliya — Xarunta Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa Isniintii lagu qabtay xaflad sagootin ah oo loo sameeyay saraakiil ka tirsan ciidanka oo tababar ugu ambabaxaya magaalada…