Hadda socda4 ilo · la cusboonaysiiyay 20 daqiiqo ka hor
Ku dhawaad 10 qof oo ku dhaawacmay iska horimaad ka dhashay burburinta guryaha Muqdisho
Wararka laga helayo degmada Yaaqshiid ayaa sheegaya in ku dhawaad 10 qof ay ku dhaawacmeen iska horimaad dhexmaray ciidamo dowladeed iyo shacab ka hor yimid hawlgal lagu burburinayay guryo ku…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
Ku dhawaad 10 qof oo ku dhaawacmay iska horimaad ka dhashay burburinta guryaha Muqdisho
Wararka laga helayo degmada Yaaqshiid ayaa sheegaya in ku dhawaad 10 qof ay ku dhaawacmeen iska horimaad dhexmaray ciidamo dowladeed iyo shacab ka hor yimid hawlgal lagu burburinayay guryo ku…
Wararkii ugu dambeeyay ee qoysas laga burburiyay guryahooda magaalada Muqdisho
Aug 23 (Jowhar)Boqolaal qoys oo ku noolaa xaafado ka mid ah degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqisho ayaa ka barakacy guryahooda kadib markii ciidamada dowladda Federaalka ay howlgal burburin ah ka…
Xiisad ayaa ka taagan xaafadda Tookiyo ee Yaaqshiid, Muqdisho, kaddib markii ciidamada dowladda ay bilaabeen burburinta guryo ay degan yihiin dad rayid ah. Ku dhawaad 10 qof ayaa la sheegay inay ku…