KT
Kaab TV
· Ammaan

Jubbaland oo Xasan Sheekh ku eedeysay inuu dalka geliyey khilaaf siyaasadeed iyo amni

Maamulka Jubbaland ayaa dhaliil kulul u jeediyey Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo ku eedeeyay in hoggaamintiisa ay Soomaaliya gelisay xaalad siyaasadeed iyo mid amni oo sii cakirmaysa. Wasiirka…