G
Goobjoog
· 1 saac ka hor

Bayaannada Muqdisho iyo Garoowe Maxay ka Sheegayaan Burcadbadeedda Xeebaha Buntilaan?

Buntilaan iyo Burcadbadeedda Markabkii MV Lutuf ayaa 17kii Agoosto 2026 laga afduubtay meel u dhow xeebta Jiifle ee degmada Eyl. Waxaa muddo toban maalmood ku dhow lagu haystay agagaarka Garmaal…