KT
Kaab TV
·

Taliyaha Ciidanka Kenya ee Bariga oo kormeeray ciidamada AUSSOM ee Kismaayo

Taliyaha Ciidanka Kenya ee taliska Bariga, Sarreeye Guuto Luka Kutto, ayaa booqasho ku tagay ciidamada Kenya ee ku sugan magaalada Kismaayo, kuwaas oo qayb ka ah howlgalka Midowga Afrika ee…