HM
Horseed Media
· 1 saac ka hor

Afar kamid ah koox ka soo degtey markab ku afduuban xeebaha gobolka Nugaal oo duqayn lagu diley.

Afar kamid ah koox ka soo degtey markab ku afduuban xeebaha gobolka Nugaal oo duqayn lagu diley.

Wararka laga helayo xeebaha gobolka Nugaal ayaa sheegaya in galabta duqeyn diyaaradeed lagu beegsaday koox hubaysan…