G
Goobjoog
·

Guddiga Shaqaalaha Rayidka oo soo saaray amar ku saabsan dib-u-eegista Qaraar uu horay u meelmariyay Golaha Shacabku

Guddiga Qaranka Shaqaalaha Rayidka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray qoraal rasmi ah oo ku saabsan fulinta iyo dib-u-eegista Qaraarka Golaha Shacabka, kaas oo loo diray Wasaaradaha…