RJ
Radio Jowhar
·

Ciidamada Laftagareen oo gudaha u galay Buurhakaba kadib dagaal culus

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dagaal qaraar oo saaka ka dhacay degmada Buurhakaba ee gobolka Bay, kaas oo u dhexeeyay ciidamada taabacsan Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo ciidamo…