KT
Kaab TV
·

Xildhibaan Cabdulqaadir Cosoble oo Xasan Sheekh ugu baaqay inuu iscasilo

Xildhibaan Cabdulqaadir Cosoble ayaa Xasan Sheekh Maxamuud ugu baaqay inuu xilka ka dego, isaga oo ku sababeeyay baaqiisa khilaafka ka dhashay xil-ka-qaadista Guddoomiyihii Maxkamadda Sare, Baashe…