G
Goobjoog
·

Wasaaradda Warfaafinta oo digniin u dirtay warbaahinta iyo maamulayaasha baraha bulshada

Muqdisho, 19-ka Oktoobar 2026: Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin adag u dirtay hay’adaha warbaahinta, mareegaha iyo maamulayaasha akoonnada…