KT
Kaab TV
·

Magacaabis cusub oo Muqdisho ka dhacday: Doorashadii guddoomiyeyaasha degmooyinka xaggee ku dambeysay?

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa lagu soo warramayaa inuu xilka ka qaaday guddoomiyihii degmada Boondheere, Cabdullaahi Xasan Sheekh Cabdi,…