KT
Xasan Sheekh: “Talo dhexda la dhigayo ma jirto, dalkuna dowlad ayuu leeyahay”
Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku baaqay in khilaafaadka siyaasadeed ee dalka ka jira lagu xalliyo wada-hadal, is-afgarad iyo hannaan dowladeed, isaga oo ka digay in khilaafaadka loo adeegsado xoog,…
Ka akhri Kaab TV ↗