KT
Kaab TV
·

Xaaladda Degmada Wadajir oo Saaka Deggan Kadib Dhaqdhaqaaqyo Ciidan oo Ka Dhacay Agagaarka Guryaha Mucaaradka

Xaaladda amni ee degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa saaka deggen, kadib maalmo ay magaalada ka jireen dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo walaac la xiriiray qorshe la sheegay in dowladda Soomaaliya ay…