KT
Kaab TV
· Ammaan

Soomaaliya ma ka dhalan kartaa jabhad cusub haddii Xasan Sheekh uu diido inuu xilka ka dago?

Khilaafka siyaasadeed ee Soomaaliya iyo muranka ku saabsan muddada xil-haynta Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhalinaya walaac ku saabsan mustaqbalka amniga iyo xasilloonida dalka. Su’aasha taagan ayaa ah…