KT
Kaab TV
·

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo ka badbaaday mooshin kalsooni kala noqosho ah

Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod u qaaday mooshin kalsooni kala noqosho ah oo laga keenay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka, Dr. Cali Xaaji, kaas oo ugu dambayn ka…