G
Goobjoog
· 2 saac ka horSiyaasad

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad oo Muqdisho ku soo xiray Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid, ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliyeed, kaas oo diiradda…