SM
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Saxiixay Amar Lagu Xoojinayo Ka Hortagga Tacaddiyada Ka Dhanka ah Haweenka
Muqdisho — Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa saxiixay amar ku saabsan Ka Hortagga iyo Wax-ka-qabashada Tacaddiyada Ka Dhanka ah Haweenka…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗