SM
Shabelle Media Network
· 2 saac ka hor

Fannaankii iyo Hal-abuurkii Soomaaliyeed Axmed Cali Cigaal oo ku geeriyooday dalka Mareykanka

Fannaankii iyo Hal-abuurkii Soomaaliyeed Axmed Cali Cigaal oo ku geeriyooday dalka Mareykanka

MUQDISHO – Fannaanka, hal-abuuraha iyo muusikiistaha caanka ah ee Soomaaliyeed Axmed Cali Cigaal ayaa Jimcihii ku geeriyooday dalka Mareykanka, halkaas oo uu ku noolaa sannadihii ugu dambeeyay.…