JN
Jowhar News
· 1 saac ka hor

Booliska Hirshabeelle oo Mahadaay ku dilay laba dhagarqabe yaal

Booliska Hirshabeelle oo Mahadaay ku dilay laba dhagarqabe yaal

Aug 21 (Jowhar)- Booliska Dowlad Goboleedka HirShabeelle ayaa xalay dilay labo dhagarqabe yaal oo ka tirsanaa Khawaarijta, kuwaas oo suuqa xoolaha ee degmada Mahadaay ku aasay labo Miino oo ay…