Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 1 saac ka hor

Soomaaliya iyo Pakistan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga dhinacyada difaaca iyo amniga

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan la yeeshay Safiirka Pakistan u fadhiya Soomaaliya, Aqsa Nawaz, iyadoo kulanka diiradda lagu saaray xoojinta…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog3 saac ka hor
Soomaaliya iyo Pakistan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga dhinacyada difaaca iyo amniga
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan la yeeshay Safiirka Pakistan u fadhiya Soomaaliya, Aqsa Nawaz, iyadoo kulanka diiradda lagu saaray xoojinta…
Ka akhri Goobjoog
JN
Jowhar News1 saac ka hor
Soomaaliya Iyo Pakistan oo ka wadahadlay xoojinta iskaashiga difaaca
Aug 20(Jowhar)- Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa Arbacadii kulan gaar ah la yeeshay Safiirka Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan u fadhiya magaalada…
Ka akhri Jowhar News
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Dadka la xusay
Meelaha la xusay