Soomaaliya oo UNEP uga hadashay isbeddelka cimilada iyo duufaannada kusoo wajahan dalka

Soomaaliya oo UNEP uga hadashay isbeddelka cimilada iyo duufaannada kusoo wajahan dalka

Nairobi, Kenya – Dowladda Soomaaliya ayaa ka qayb gashay Shirkii 175-aad ee Guddiga Wakiillada Joogtada ah (CPR) ee Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Deegaanka (UNEP), kaas oo looga hadlay…