RG
Radio Galgaduud
· 3 saac ka hor

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Furay Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Furay Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaddib kulan wadajir ah oo ay…