Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 1 saac ka hor

Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta Furmaya, iyadoo Kursiga Guddoomiyaha Golaha Shacabka uu Bannaanyahay

Magaalada Muqdisho waxaa maanta oo Sabti ah, 1-da Agoosto 2026, ka furaanaya Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaas oo ay wadajir u fadhiisan doonaan Mudanayaasha labada aqal…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog8 saac ka hor
Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta Furmaya, iyadoo Kursiga Guddoomiyaha Golaha Shacabka uu Bannaanyahay
Magaalada Muqdisho waxaa maanta oo Sabti ah, 1-da Agoosto 2026, ka furaanaya Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaas oo ay wadajir u fadhiisan doonaan Mudanayaasha labada aqal…
Ka akhri Goobjoog
SM
Xasan Sheekh oo si rasmi ah u furay Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya
Muqdisho, Agoosto 01, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,…
Ka akhri Shabelle Media Network
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay