Midowga Afrika oo ku baaqay in shuruud la’aan laga qaado cunaqabataynta saaran Zimbabwe

Midowga Afrika oo ku baaqay in shuruud la’aan laga qaado cunaqabataynta saaran Zimbabwe

ADDIS ABABA – Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (AU), Mahmoud Ali Youssouf, ayaa mar kale ku baaqay in si degdeg ah oo shuruud la’aan ah loo qaado cunaqabataynta dhinac-kaliya ah ee saaran…