G
Goobjoog
·

Madaxweynaha Soomaaliya oo Qaramada Midoobay ka dalbaday xabbad-joojin degdeg ah oo Gaza ka dhaqan-gasha

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Qaramada Midoobay ka jeediyay baaq ku aaddan in si degdeg ah oo waarta loo joojiyo colaadda Gaza, iyadoo sidoo kale loo oggolaado in gargaarka…