KT
Kaab TV
·

In ka badan 50 askari oo lagu qabtay Buurhakaba, kadibna cafis loo fidiyay

Ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed ee taabacsan Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa soo bandhigay in ka badan 50 askari oo ay sheegeen inay ku qabteen dagaalkii dhowaan ka dhacay degmada…