G
Goobjoog
· 2 saac ka hor

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kormeeray Dugsiga Farsamada Gacanta ee Gaalkacyo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kormeer ku tagay Dugsiga Farsamada Gacanta ee Prof. Cadow, magaalada Gaalkacyo. Madaxweynaha ayaa warbixin ka dhageystay…