Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo ka qaybgalaya Shirka Warbaahinta Adduunka ee ka furmaya Beijing

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo ka qaybgalaya Shirka Warbaahinta Adduunka ee ka furmaya Beijing

BEIJING – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa magaalada Beijing kaga qaybgalay munaasabad soo dhoweyn ah oo loo sameeyay…