KT
Kaab TV
·

UK oo walaac ka muujisay colaadda Baydhabo iyo xaaladda bani’aadantinimo ee Koonfur Galbeed

Dowladda Britain ayaa walaac ka muujisay colaadda iyo iska horimaadyada kusoo noqnoqday magaalada Baydhabo, iyadoo sheegtay in rabshadaha sii socda ay saameyn ku yeelan karaan shacabka iyo xaaladda…