Xasan Sheekh oo Warqadaha Danjirenimo ka Guddoomay Safiirrada Cusub ee Turkiga iyo Midowga Yurub

Xasan Sheekh oo Warqadaha Danjirenimo ka Guddoomay Safiirrada Cusub ee Turkiga iyo Midowga Yurub

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Qasriga Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay, isla markaana warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay…