RJ
Radio Jowhar
·

Maraakiib dagaal oo Turkiga leeyahay oo galbinaya markab kalluumeysi oo ku soo wajahan Soomaaliya

Wasaaradda Gaashaandhigga Turkiga ayaa sheegtay in maraakiibta dagaalka ee ciidankeeda badda, TCG Gökçeada iyo TCG Yıldırım, ay ku sii jeedaan Muqdisho, iyagoo galbinaya markab kalluumeysi oo lagu…