Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Turkiga iyo Imaaraadka oo ku loolamaya saameynta Soomaaliya iyo Geeska Afrika+Sawirro

Taliyaha Hay’adda Sirdoonka Turkiga, Ibraahim Kalın, ayaa magaalada Abu Dhabi kula kulmay Madaxweyne-ku-xigeenka Imaaraadka Carabta, Sheekh Mansour bin Zayed Al Nahyan, kulan diiradda lagu saaray…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
KT
Kaab TV
Turkiga iyo Imaaraadka oo ku loolamaya saameynta Soomaaliya iyo Geeska Afrika+Sawirro
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka Turkiga, Ibraahim Kalın, ayaa magaalada Abu Dhabi kula kulmay Madaxweyne-ku-xigeenka Imaaraadka Carabta, Sheekh Mansour bin Zayed Al Nahyan, kulan diiradda lagu saaray…
Ka akhri Kaab TV ↗
RJ
Radio Jowhar
Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay arrimaha difaaca iyo amniga
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta Muqdisho kulan kula yeeshay Sarreeye Guud Sabahattin Kılınç, oo ah Taliyaha Taliska Istiraatiijiyadeed ee…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Dadka la xusay
Meelaha la xusay