JN
Warbaahinada Mareykanka ayaa sheegaya in Vance uu la xiriiray Sarkaal Sare oo ka tirsan Amniga Iiraan
Okt 29 (Jowhar)- Khad diblomaasiyadeed oo cusub ayaa u furmay Washington iyo Tehran iyadoo dagaalka Khaliijka uu sii xoogaysanayo oo laga cabsi qabo inuu sii kordho weerarro kale oo Mareykan ah.…
Ka akhri Jowhar News ↗