G
Goobjoog
· 2 saac ka hor

Madaxweyne Siciid Deni oo gaaray Dhinowda iyo muran ka dhashay maamulka deegaanka

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa gaaray deegaanka Dhinowda ee bariga gobolka Mudug, halkaas oo muddooyinkii u dambeeyay ay si weyn u saameeyeen abaaraha iyo isbeddelka cimiladu.…