G
Goobjoog
· 1 saac ka horSiyaasad

Gaalkacyo oo Hoggaaminaysa Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Galmudug

Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa si rasmi ah u shaaciyay natiijada diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee 11-ka degmo ee Dowlad-Goboleedka Galmudug, iyadoo degmada…