G
Goobjoog1 saac ka hor
Soomaaliya iyo Pakistan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga dhinacyada difaaca iyo amniga
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan la yeeshay Safiirka Pakistan u fadhiya Soomaaliya, Aqsa Nawaz, iyadoo kulanka diiradda lagu saaray xoojinta…
Ka akhri Goobjoog ↗