G
Goobjoog
· 1 saac ka hor

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay Shir-Madaxeedka Waddamada Ciidamadooda ka qeyb qaata Howlgalka AUSSOM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Kampala ee dalka Uganda kaga qeyb galay Shir-Madaxeedka Labaad ee Waddamada ciidamadooda ka qeyb qaata…