G
Goobjoog
· 4 saac ka hor

Soomaaliya oo Tijaabisay Hannaan Cusub oo Tallaalka Dabaysha lagu Gaarsiinayo Carruurta Muqdisho

Soomaaliya ayaa tijaabisay hannaan cusub oo lagu gaarsiinayo tallaalka cudurka dabaysha carruurta ku nool degaannada halista sare leh, iyadoo in ka badan 122,000 oo carruur ah lagu tallaalay saddex…