Ciidamada Badda Hindiya oo badbaadiyay 20 shaqaale ah oo saarnaa doon kalluumeysi oo laga afduubtay xeebaha Soomaaliya

Ciidamada Badda Hindiya oo badbaadiyay 20 shaqaale ah oo saarnaa doon kalluumeysi oo laga afduubtay xeebaha Soomaaliya

MUQDISHO – Ciidamada Badda Hindiya ayaa badbaadiyay dhammaan 20-kii shaqaale ee saarnaa doon kalluumeysi oo laga leeyahay dalka Iran, kaddib markii ay burcad-badeed hubeysan ka afduubteen xeebaha…