RG
Radio Galgaduud
· 1 saac ka hor

Soomaaliya iyo Indonesia oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga Dhaqaalaha Buluugga ah

Soomaaliya iyo Indonesia oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga Dhaqaalaha Buluugga ah

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta kulan la yeeshay Danjiraha…