RG
Radio Galgaduud1 saac ka hor
Aqalka Sare oo ansixiyay xubin ka tirsan Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo ay wehelliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, iyo Guddoomiye…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗